LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

schooling system

 waamaxay nidaamka iskuuladu?(schooling system)

waa qaab gumaysi oo ay soo ikhtiraaceen gumeystayaashii reer yurub iyaga oo raba inay soosaaraan bulsho lafikir ah iyagana la,af ama laluuqad ah lkn ay qabsadeen maskaxdooda 
dagaalka ugu adag ee aduunka lagalaa waa dagaalka maskaxda si aad bulsho dhan maskaxdeeda uqabsatid na waa inaad latimaadaa nidaam dhisme oo gumeysi ah 
gumeystihii reer galbeed waxay aduunka yimaadeen dhulkan iyaga oo raba inay aduunka maamulaan sidee marka?
kowdii horeba waxay soodajiyeen qorshe  jiildhan lagu afgambinaayo iyada oo latirtiraayo dadkaas qaab nololeedkii dadkooda, iyo aduun aragoodii iyaga oo laga aaminsiinayo in cadi uu kasareeyo kana maskax badan yahay markii laga fikirayay qorshahaas waxaa la isku afgartay in bulshadaas qaabka kaliya ee loogu fulin karo ay tahay hanashada jiilal dhamaystiran silooqaato jiilalka dhalan doona cimrigooda barkiisa ayaa loofuray iskoolo ay waxkubartaan siloosoosaaro qof lajaanqaadi kara aduun araga reer galbeedka gumeystaha ah 


schooling system

yaa sameeyay nidaamkan iskuulada

yurub waagii hore dadku waxay uqeybsanaayeen labo qeybood oo ah (madax) iyo (mijo) ah shaqaale ushaqeeya madaxdaas

xiligaas kadibna waxa lagalay xiligii looyiqiinay (renaissance) waxaana bilaabay Italy 1400m-1600m wakhtigaas ayay samaysmeen dabaqad dhexe oo ubadnaa aqoonyahano kadib markii ay dadkii simeen ayay kahoryimaadeen nidaamyadii maamul ee ay xukumayeen dabaqadii sare ee madaxda ahayd 
kadib ayaa la isweydiiyey waa qaabkee qaabka ay bulshadu madaxda ugu hogaansami lahaayeen sihagar la,aan ah looguna shubi karaa kumanaan fikradood oo gumeysi waana iskuulada hadafka laga lahaa waxayna ahayd in lahirgeliyo mashruuc layiraahdo  (indoctrination) qaabkan waa qaab dadka wax labarayo sikooxo kooxo ah ama bulsho ah loogana baahanyahay inay aaminaan ayaga oo aan ufiirinaynin saxnimadeeda iyo khaladnimadeeda siloosoosaaro bulsho waxsoosaarka maadiga ah aad utaqaan laakiin aan madax kafikirin aanan farogalin arimaha dawlada iyo doorashooyinkeeda 
kadib ayaa sifikradii loocasriyeeyo looguna daro wax lajaanqaadi kara casrigaas aan kasheekaynayno oo looyaqaanay casrigii warshadaha waxaa lafuray iskuulo looyaqaanay (factory model of schools) iskuuladaas oo soosaaray qof fashioned ah oo aad loogu tababaray qaababka looga shaqeeyo warshadaha  cida warshadaas lehna waa madaxda 

Taabuur ama safka iskuulka

safkaas ardayda latugo subaxwalba waxay ahayd dantii laga lahaa in ardeyda maskaxdooda laga dhaadhiciyo taqdiisinta dawlada ardayga isaga oo yar ayaa laxifdisiin jiray heeso kicinaya shucuurta ilaa lagu wado mudo 12sano ah kaliyaatana looga sheekeeyo dhinaca wanaagsan ee dawlada iyo cida maamulaysa 
sidee loosameeyay qaabka taxanaha ah 12ka sano 
1892 ayaa toban nin oo american ubadnaa ay sameeyeen nidaamka aan hadda naqaan ee ah 12ka sano ururkooda waxaa looyaqaanay (committee of ten) waxay sookordhiyeena waxa uu ahaa in  tirada sanadaha laxadido iyada oo lagu dhigayo iskuulada fikrado gumeysi kuna baxaysa aduunka oo dhan hal luuqad oo ah english
qaabkee umada soomaliyeed loogu hirgaliyey qorshahaas gumeysi
Gumeystuhu markii uu umadaha qabsanayay  waxa uu kudadaalay inuu umad walba waaqica dhexdeeda ah kumaamulo gumeystuhu markuu arkay in umada soomaaliyeed ay kuwayntahay dhexdooda qabiilku ayuu uyeelay kaabo qabiilayaal qabiil walba hogaamiya oo iyaga kamuushaar qaata kadib markii uu dalka cabaar haystay oo dib looga fikirey sidee si abid ah wadamaas loogu qabsankaraa ayay adeegsadeen schooling systemka oo ah inay bulsho walba wax ubaraan jiilalkooda soosocda qaabka ay iyagu rabaan bulshada soomaaliyeed waxay kuyiraahdeen qabiil walba hakeensado 50 wiil oo wax loobaro aakhirkiina waa ragii xoreynta kadib xilalka loodhiibay hayayna ilaa kacaankii

keebadan faaiidadiisa iyo khasaarihiisa 

marka lajoogo majaalka waxbarasho meesha ugu wanaagsan ee laga fiirinkaro waa wakhtiga meeqo wakhti ah ayaa waxbarshada galay 
- dhamaan ardayga soomaaliyeed 12sano kalaas fariistaa oo sisax ah lecture uqaataa mudo dhan 8bilood iyo afar saacadood
-maalintii waxaan wax baranaa afarsaac iyo badh 
-bishiina ardayga  soomaaliyeed wuxuu bartaa 21cisho oo noqonaysa 21*4 iyo badh bishiina waa 94saac oo udhiganta afar maalin
-sanadkiina waa 12bilood laakiin ardayga soomaaliyeed sanadkiisu waa sideed bilood oo saacad ahaan noqonaysa 756saac oo udhiganta 30maalin 
-12sano waxaan wax barannaa saacad ahaan 6048saac oo udhigmaysa 252 maalmood
12sano waxaan waxbaranay si sax  ah wax kayar halsano hadaba aaway 11sano ee dhiman dhab ahaantii way khasaartay 

bal aan fiirino waxa lagu dhex barto nidaamka 

1. Gabi ahaanba laguberimaayo wax cilmi dhamaystiran ama lagu siinmaayo wax xog dhamaystiran ah waa qaybkamid ah gumeysiga 
2. laguma barayo wax xirfad ah ee waa aragtiyo dhamaan korkaxaadis ah
3. noloshu waa hal wado ayaa ardayda loosheegaa si aysan wadooyin badan utijaabin 
4. manhajku waa mid kuhabaabinayo laguma dhiso wax qiyam ah ama akhlaaq ah
5. waxaa manhajka kujira dhamaan waxyaabihii ugaarka ahaa raga iyo wixii ugaarka ahaa dumarka iyada oo loogasheekaynayo sicad sidaasookale maxay tahay sababta fasalka looga dhigay rag iyo dumar
6. Taariikhdu dhamaan waa mid marin habaabin ah oo kusaabsan reer yurub iyo guulohoodii iyo dagaaladoodii

dhamaad

 


Post a Comment

0 Comments